Facebook Twitter Instagram
    Trending
    • Puntland maxaa ka yeersiiyay Sool Baan Soo Celinaynaa
    • Yaa Booqday Xafiiska Aruurinta Danaha Khaatumo
    • Akhriso: Qodobada ay ku heshiiyeen DF iyo JANAN
    • Muxuu Deni ka yiri weerarkii lagu qaaday xabsiga dhexe ee Boosaaso?
    • XIRSI CALI IYO WACAYS AADAN NABADA NOO QAATA
    • DF Soomaaliya oo qaaday ciidamadii ay dhigtay Daljirka Daahsoon
    • R/W Rooble oo helay fursad weyn, afar sabab dartood
    • Ruwaayadaha Buhoodle lagu dhigayo oo soo badanaya
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest RSS
    DALDOON
    • Home
    • Wararka
    • Maqaalo
    • Muuqaalo
    • Barnaamijyo
    • Contact
    DALDOON
    You are at:Home»Warkii oo dhan»Category: "Wararka"

    Browsing: Wararka

    Yaa Booqday Xafiiska Aruurinta Danaha Khaatumo

    0
    By dalddon@100 on April 3, 2021 Assorted, Barnaamijyo, Creative, Decoration, Dunida, Featured, Ganacsi, Maqaalo, Miscellaneous, Muuqaalo, Non classifié(e), Reviews, Tidbits, Uncategorized, Wararka, Warkii oo dhan

    Xubno ka socda bulshada degaanada sool sanaag iyo cayn ayaa maalmahan talo bixino siinayay xafiiska aruurinta danaha khaatumo ee magaalada buuhoodle oo ay booqanayeen waxaana maanta booqday laba abwaan oo si weyn looga yaqaan degaanada SSC gaar ahaan magaalada buuhoodle Abwaanadan oo kala ah abawaan yuusuf suusle iyo abwaan cali…

    Read More

    Muxuu Deni ka yiri weerarkii lagu qaaday xabsiga dhexe ee Boosaaso?

    0
    By dalddon@100 on March 6, 2021 Wararka, Warkii oo dhan

    Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane  Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa si adag uga hadlay weerarkii xooganaa ee habeen hore lagu qaaday xabsiga dhexe ee Boosaaso. Ugu horreyn Siciid Deni ayaa u mahad-celiyey ciidamada ammaanka ee ka hortegay weerarkaasi oo ay fuliyeen dagaalyahano ka tirsan…

    Read More

    XIRSI CALI IYO WACAYS AADAN NABADA NOO QAATA

    0
    By dalddon@100 on March 6, 2021 Maqaalo, Muuqaalo, Wararka, Warkii oo dhan

    waa gabay uu tiriyay abwaan reer buuhoodle islamarkaana uu u bixiyay Tolkayow nabada noo qaata https://www.youtube.com/watch?v=oda_Ng-dPDk

    Read More

    DF Soomaaliya oo qaaday ciidamadii ay dhigtay Daljirka Daahsoon

    0
    By dalddon@100 on March 6, 2021 Wararka, Warkii oo dhan

    Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay dib u qaaday ciidamadii ay shalay dhigtay waddooyinka waa weyn ee soo gala taalada Dajirka Daahsoon oo ku taalla degmada Boondheere ee gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya in saaka aroortii hore la qaaday ciidamadaasi ‘oo loogu tala-galay inay ka hortagaan…

    Read More

    R/W Rooble oo helay fursad weyn, afar sabab dartood

    0
    By dalddon@100 on March 6, 2021 Wararka, Warkii oo dhan

    Waxaa markii 3-aad 4-tii March baaqday shirkii uu Iclaamiyay Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyadoo aysanna muuqan saan saan kale ee uu ku qabsoomi karo shirarka muhiimka ah ee doorashada Soomaaliya.  Kulamada Madaxweyne Farmaajo waxaa diidan mucaaradka iyo maamulada Puntland iyo Jubbaland waana awood saameyn weyn ku…

    Read More

    Ruwaayadaha Buhoodle lagu dhigayo oo soo badanaya

    0
    By dalddon@100 on March 5, 2021 Maqaalo, Muuqaalo, Wararka, Warkii oo dhan

    maalmihii u dambeeyay magaalada buuhoodle waxaa ku soo badanayay majaajaliistayaal ku soo dhigaya ruwaayado https://www.youtube.com/watch?v=XLzOXlFM5JQ

    Read More

    Su’aalo ka dhashay kulan uu Cali Guudlaawe kaga qeyb-galay xafiiska R/W Rooble

    0
    By dalddon@100 on March 5, 2021 Wararka, Warkii oo dhan

    Waxaa 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa baraha bulshada aad loogu hadal hayaa sawirka Madaxweynaha HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, oo lagu dhax arkay shir uu Arbacadii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya la qaatay madaxda Bankiyada dalka. In badan oo kamid ah shacabka iyo dadka falanqeeya Arrimaha siyaasada ayaa is weydiiyay…

    Read More

    (Video) Shacabka Sool Marna Ma Ogala Doorashada Maamulka Somaliland

    0
    By dalddon@100 on March 2, 2021 Muuqaalo, Wararka, Warkii oo dhan

    Shacabka Magaalada Laascaanood ayaa diidan in deegaankooda ka qabsoonto doorashooyinka maamulka somaliland oo maalmihii u dambeeyay la arkayay xubno deegaanka ka joo jeeda oo xilal ka haya maamulka somaliland oo ka olalaynaya magaalada laascaanood. https://www.youtube.com/watch?v=R7xTVwVYVD4&feature=youtu.be https://daldoon.com/2021/03/02/nuux-taani-iyo-wasiirka-gaashaandhiga-maamulka-hargeysa-oo-tukaraq-gaadhay/

    Read More

    Nuux Taani iyo Wasiirka Gaashaandhiga Maamulka Hargeysa Oo Tukaraq Gaadhay……

    0
    By dalddon@100 on March 2, 2021 Wararka, Warkii oo dhan

    Xubno saraakiil ka tirsan maamulka somaliland oo uu weheliyo wasiirka gaashaandhiga somaliland ayaa gaadhay aaga jiida hore ee tukaraq gobolka sool halkaas oo maalmihii u dambeeyay ay ka jireen kacdoon ay wadeen maleeshiyaadka ku sugan aaga gobolka sool. Bilihii u dambeeyay waxaa jiray maleeshiyaad si dhuumasho ah oga baxsaday saldhigyada…

    Read More

    Wariye Xalay Lagu Xidhay LAASCAANOOD iyo Sababta….

    0
    By dalddon@100 on March 2, 2021 Wararka, Warkii oo dhan

    Cabdifataax Maxamed Somali oo kamid ah wariyayaasha magaalada laascaanood ayaa xalay saq dhexe lagala baxay gurigiisa oo ku yaala bariga magaalada laascaanood ee xarunta gobollka sool, iyadoo 2 laba gaadhi oo ciidan ah ay galeen gurigiisa oo ay kala soo baxeen. Maalmihii u dambeeyay waxaa magaalada laascaanood ka jiray…

    Read More
    1 2 3 Next
    Ogaysiis Muhiim Ah

    FOLLOW US
    • Facebook
    • Twitter
    • Instagram
    • YouTube
    WARARKII UDAMBEEYAY
    April 7, 2021

    Puntland maxaa ka yeersiiyay Sool Baan Soo Celinaynaa

    April 3, 2021

    Yaa Booqday Xafiiska Aruurinta Danaha Khaatumo

    March 24, 2021

    Akhriso: Qodobada ay ku heshiiyeen DF iyo JANAN

    March 6, 2021

    Muxuu Deni ka yiri weerarkii lagu qaaday xabsiga dhexe ee Boosaaso?

    March 6, 2021

    XIRSI CALI IYO WACAYS AADAN NABADA NOO QAATA

    March 6, 2021

    DF Soomaaliya oo qaaday ciidamadii ay dhigtay Daljirka Daahsoon

    March 6, 2021

    R/W Rooble oo helay fursad weyn, afar sabab dartood

    March 5, 2021

    Ruwaayadaha Buhoodle lagu dhigayo oo soo badanaya

    March 5, 2021

    Su’aalo ka dhashay kulan uu Cali Guudlaawe kaga qeyb-galay xafiiska R/W Rooble

    March 2, 2021

    (Video) Shacabka Sool Marna Ma Ogala Doorashada Maamulka Somaliland

    WARARKA UGU AKHRISKA BADAN
    April 7, 2021

    Puntland maxaa ka yeersiiyay Sool Baan Soo Celinaynaa

    April 3, 2021

    Yaa Booqday Xafiiska Aruurinta Danaha Khaatumo

    March 24, 2021

    Akhriso: Qodobada ay ku heshiiyeen DF iyo JANAN

    March 6, 2021

    Muxuu Deni ka yiri weerarkii lagu qaaday xabsiga dhexe ee Boosaaso?

    March 6, 2021

    XIRSI CALI IYO WACAYS AADAN NABADA NOO QAATA

    March 6, 2021

    DF Soomaaliya oo qaaday ciidamadii ay dhigtay Daljirka Daahsoon

    Copyright © 2021 Daldoon. Design by Dhismo Ict.
    • Home
    • Barnaamijyo
    • Ganacsi
    • Muuqaalo
    • Wararka

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.