Author: dalddon@100

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa weli laga heyalayaa khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo markale saaka dib uga qarxay gudaha magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka. Dagaalka oo u dhexeeyo ciidamada Galmudug oo kaashanaya, kuwa dowladda iyo Ahlu Sunna oo dhinac ah ayaa geystay khasaare isugu jiro…

Read More

Dagaalyahanada kooxda Al-Shabaab ayaa shalay gelinkii dambe toogasho ku fuliyey Cabdishakuur Muxumed Axmed oo ay ku eedeeyeen inuu fara xumeeyey canug yar, sida ay shaacisay maxkamad hoostagta isla kooxdaasi. Fagaaraha lagu toogtay marxuumka oo ku yaalla deegaanka Booco ee bariga gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku sugnaa xubno ka tirsan Al-Shabaab…

Read More