(Video) Shacabka Sool Marna Ma Ogala Doorashada Maamulka Somaliland

Shacabka Magaalada Laascaanood ayaa diidan in deegaankooda ka qabsoonto doorashooyinka maamulka somaliland oo maalmihii u dambeeyay la arkayay xubno deegaanka ka joo jeeda oo xilal ka haya maamulka somaliland oo ka olalaynaya magaalada laascaanood. Nuux Taani iyo Wasiirka Gaashaandhiga Maamulka Hargeysa Oo Tukaraq Gaadhay……