Shacabka Magaalada Laascaanood ayaa diidan in deegaankooda ka qabsoonto doorashooyinka maamulka somaliland oo maalmihii u dambeeyay la arkayay xubno deegaanka ka joo jeeda oo xilal ka haya maamulka somaliland oo ka olalaynaya magaalada laascaanood.
Nuux Taani iyo Wasiirka Gaashaandhiga Maamulka Hargeysa Oo Tukaraq Gaadhay……