Facebook Twitter Instagram
    Trending
    • Puntland maxaa ka yeersiiyay Sool Baan Soo Celinaynaa
    • Yaa Booqday Xafiiska Aruurinta Danaha Khaatumo
    • Akhriso: Qodobada ay ku heshiiyeen DF iyo JANAN
    • Muxuu Deni ka yiri weerarkii lagu qaaday xabsiga dhexe ee Boosaaso?
    • XIRSI CALI IYO WACAYS AADAN NABADA NOO QAATA
    • DF Soomaaliya oo qaaday ciidamadii ay dhigtay Daljirka Daahsoon
    • R/W Rooble oo helay fursad weyn, afar sabab dartood
    • Ruwaayadaha Buhoodle lagu dhigayo oo soo badanaya
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest RSS
    DALDOON
    • Home
    • Wararka
    • Maqaalo
    • Muuqaalo
    • Barnaamijyo
    • Contact
    DALDOON
    You are at:Home»Uncategorized»Sawirro: Shirkii Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo soo dhamaaday iyo Rooble oo magacaabay laba guddi

    Sawirro: Shirkii Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo soo dhamaaday iyo Rooble oo magacaabay laba guddi

    0
    By dalddon@100 on March 2, 2021 Uncategorized, Wararka, Warkii oo dhan

    Waxaa goordhaw lasoo gabagabeeyey shirkii maanta magaalada Muqdisho uga furmay mas’uuliyiintii ka socotay dowladda federaalka ee uu hoggaaminayey ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta iyo golaha midowga musharaxiinta Soomaaliya, kaas oo sida la sheegay ku soo dhamaaday is faham.

    Rooble ayaa kadib shirka magacaabay labo guddi oo dhaqan-geliya qodobbadii horey la isula qaatay.

    “Kadib kulankii aan maanta la yeeshay Midowga Murashaxiinta,Madaxweynaha Hirshabelle & Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, waxaan magacaabay 2 guddi oo ka shaqeyn doona arrimihii aan isla garannay; Guddiga qabanqaabada Dibadbax nabadeed & Guddiga baarista dhacdooyinkii 19-kii Febraayo,” ayuu yiri Rooble.

    Labada Guddi ee isku dhaf ka ah ayaa midkood ka shaqeyn doono sidii Midowga Musharaxiintu u qabsan lahaayeen isu soo bax nabdoon si wafaaqsan qodobka 20aad ee Dastuurka KMG, halka guddiga labaadna uu baaritaan ku sameyn doono dhacdooyinkii 19kii Febraayo 2021.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    dalddon@100
    • Website

    Related Posts

    Yaa Booqday Xafiiska Aruurinta Danaha Khaatumo

    Muxuu Deni ka yiri weerarkii lagu qaaday xabsiga dhexe ee Boosaaso?

    XIRSI CALI IYO WACAYS AADAN NABADA NOO QAATA

    Leave A Reply Cancel Reply

    Ogaysiis Muhiim Ah

    FOLLOW US
    • Facebook
    • Twitter
    • Instagram
    • YouTube
    WARARKII UDAMBEEYAY
    April 7, 2021

    Puntland maxaa ka yeersiiyay Sool Baan Soo Celinaynaa

    April 3, 2021

    Yaa Booqday Xafiiska Aruurinta Danaha Khaatumo

    March 24, 2021

    Akhriso: Qodobada ay ku heshiiyeen DF iyo JANAN

    March 6, 2021

    Muxuu Deni ka yiri weerarkii lagu qaaday xabsiga dhexe ee Boosaaso?

    March 6, 2021

    XIRSI CALI IYO WACAYS AADAN NABADA NOO QAATA

    March 6, 2021

    DF Soomaaliya oo qaaday ciidamadii ay dhigtay Daljirka Daahsoon

    March 6, 2021

    R/W Rooble oo helay fursad weyn, afar sabab dartood

    March 5, 2021

    Ruwaayadaha Buhoodle lagu dhigayo oo soo badanaya

    March 5, 2021

    Su’aalo ka dhashay kulan uu Cali Guudlaawe kaga qeyb-galay xafiiska R/W Rooble

    March 2, 2021

    (Video) Shacabka Sool Marna Ma Ogala Doorashada Maamulka Somaliland

    WARARKA UGU AKHRISKA BADAN
    April 7, 2021

    Puntland maxaa ka yeersiiyay Sool Baan Soo Celinaynaa

    April 3, 2021

    Yaa Booqday Xafiiska Aruurinta Danaha Khaatumo

    March 24, 2021

    Akhriso: Qodobada ay ku heshiiyeen DF iyo JANAN

    March 6, 2021

    Muxuu Deni ka yiri weerarkii lagu qaaday xabsiga dhexe ee Boosaaso?

    March 6, 2021

    XIRSI CALI IYO WACAYS AADAN NABADA NOO QAATA

    March 6, 2021

    DF Soomaaliya oo qaaday ciidamadii ay dhigtay Daljirka Daahsoon

    Copyright © 2021 Daldoon. Design by Dhismo Ict.
    • Home
    • Barnaamijyo
    • Ganacsi
    • Muuqaalo
    • Wararka

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.