Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

WAR CULUS–:Saraakiisha Ciidamada Buuhoodle oo war ay ka naxeen Faroole iyo horgalada u adeega soo saaray maanta (warbixin culus+sawiro)

Sarakiisha Ciidamada buuhoodle ayaa Maanta Magaaladasi ku qabtay shir jaraa,id Oo ku dhaleeceenayaan faragalinta Uu ka Wado Faroole magaalada Buuhoodle ee Xarunta gobolka Cayn,Saraakiishan Maanta shirka ku qabtay magaalada ayaa Waxay sidoo kale Hoosta Ka Xariiqeen Inay kamid yihiin Ciidamada Maamulka Khaatumo.

Saraakiishan Maanta magaalada buuhodle ku qabtay warsaxaafadeedka ayaa waxaa Kala ahaayeen, Col,Cabdifataax Kiisdiid Oo ah Taliyha Guud ee Tikinkada Buuhoodle,Col,Maxamed Cabdi (Tuur)
Afayeenka Ciidamada Gobolka Cayn iyo Sarakiil kale Oo katirsan ciimada xoogaga Gobolka Cayn.

Taliyayaashan ayaa ka dhawaajiyay Inay Ka baxeen ciidamada Maamulka Faroole Ay sheegeen hore loogu shaambadeeyay Waxaana ay sheegeen inay kamid yihiin ciidamada maamulka khaatumo ee kusugan deegnada khaatumo.

DSC00080DSC00074DSC00075DSC00077DSC00078

Daldoon8@hotmail.com

Wararka

ax War degdeg ah Wasiir Axmed Karaash oo ka hadlay Arin aan laga Fileyn (Dhegayso)
- Apr 17, 2014
Kadib markii maleeshiyada Maamulka Somaliland ay weerarka ku Qaadeen magaalada Taleex ee Xarunta maamulka ...
garad War degdeg ah oo ka Oo ka soo yedhey magalada taleex xili yadii ugu dan beyey
- Apr 17, 2014
Garaadka Guud ee Beelaha SSC Ama Khaatumo State Garaad Jaamac Garaad Cali oo lahadlay ...
ggg War dedeg ah Oo ka soo yeedhey magalad telee & xaoala dihii udan beyey
- Apr 17, 2014
Xaalada Magaalada Taleex ee Xarunta KMG ee maamulka khaatumo ayaa waxaa kasoo baxaya Xaalkeeda ...
garad War dedeg ah oo hada ka soo dhacay magalada teleexGaraad Jaamac oo Waraysi Siiyey Universal, Dagaalkii taleex, & Wixii Dhashay Iyo Arimo Qarsoonaa ! (Daawo)
- Apr 17, 2014
Garaadka Guud ee Beelaha SSC garaad Jaamac Garaad Cali oo lahadlay Tv-ga Universal ayaa ...
Daawo Maasha alaah in kabadan 70 kun ciidanka Milatariga dalka maraykanka oo islaamay iyo warbaahinta dalkaasi oo siwayn u hadalhaya diinta islaamka
- Apr 16, 2014
Hoos ka daawo warbixin farxad badan oo masha alaahu cajiib ah in kabadan 70 ...
ww Deg Deg Dhagayso:Reer Taleex Oo Jaah”Wareer Ku Riday Maleeshiyaadka SNM?
- Apr 16, 2014
Wara hada ka soo dhacay magaalada taleex oo ah magala madaxda maamulka khaatumo ayaa ...
gg Topnews dhegeyso Xasan oo ka hadlay Weerarkii S/land ee Taleex ? (Dhegayso)
- Apr 16, 2014
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku baaqay in si nabad ...
ww Faah faahin: Warbixin Xaalada taleex iyo Qaabkii ay wax uga dhaceen (Dhegayso)
- Apr 16, 2014
Maleeshiyaadkii Maamulka ayaa jihooyin badan uga firxaday Taleex, waxayna haatan horaantoodii gaadheen Xudun, waxaa ...
Khatumo DEg DEg:-Malayshiyada Maamulka Somaliland Oo Laga Saaray Taleex
- Apr 16, 2014
Waxaa saaka maagalada Taleex laga saaray ciidamadii malayshiyada maamulka lamagac baxay Somaliland, Ciidamadan ayaa ...
w (sawiro) xidhi ban ka tir san somalilan Oo dhar baxo kulu ku dhufte madax weyne siilanyo
- Apr 16, 2014
arshaxaniiste Amiin Arts ayaa soo bandhigay Sawir Gacmeed Qosol leh oo uu ka sameeyey ...