Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud Oo Soo Saaray Baaq Culus {Daawo Muuqaal}

garaad saleebaan garaad maxamed garaad maxamuud ayaa maanta soo saaray baaq culus  baaqaas ayaa ahaa in ay beelwayn ta ugaadh yahan siyaad iskugu iman doonaan shir ay kaga tashanayaan beesha ugaadh yahan siyaad aayahooda iyo isbarasho beesha dhex deeda ah halkan hoose ka daawo muuqaalka,

HALKAN RIIX OO DAAWO MUUQAALKA

GARAAD SALEEBAAN

 

Daldoon8@hotmail.com

Wararka

Daawo Maasha alaah in kabadan 70 kun ciidanka Milatariga dalka maraykanka oo islaamay iyo warbaahinta dalkaasi oo siwayn u hadalhaya diinta islaamka
- Apr 16, 2014
Hoos ka daawo warbixin farxad badan oo masha alaahu cajiib ah in kabadan 70 ...
ww Deg Deg Dhagayso:Reer Taleex Oo Jaah”Wareer Ku Riday Maleeshiyaadka SNM?
- Apr 16, 2014
Wara hada ka soo dhacay magaalada taleex oo ah magala madaxda maamulka khaatumo ayaa ...
gg Topnews dhegeyso Xasan oo ka hadlay Weerarkii S/land ee Taleex ? (Dhegayso)
- Apr 16, 2014
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku baaqay in si nabad ...
ww Faah faahin: Warbixin Xaalada taleex iyo Qaabkii ay wax uga dhaceen (Dhegayso)
- Apr 16, 2014
Maleeshiyaadkii Maamulka ayaa jihooyin badan uga firxaday Taleex, waxayna haatan horaantoodii gaadheen Xudun, waxaa ...
Khatumo DEg DEg:-Malayshiyada Maamulka Somaliland Oo Laga Saaray Taleex
- Apr 16, 2014
Waxaa saaka maagalada Taleex laga saaray ciidamadii malayshiyada maamulka lamagac baxay Somaliland, Ciidamadan ayaa ...
w (sawiro) xidhi ban ka tir san somalilan Oo dhar baxo kulu ku dhufte madax weyne siilanyo
- Apr 16, 2014
arshaxaniiste Amiin Arts ayaa soo bandhigay Sawir Gacmeed Qosol leh oo uu ka sameeyey ...
cc (video)Prof: Galaydh Iyo Dr: Cali Ciise oo Niyad Jab Ku Riday Jabhada Isaaq, Kana Hadlay Sida Loo Tirtirayo bulshada SSC
- Apr 16, 2014
Kadib duulaankii Maamulka Beesha  Isaaq ku Qaaday magaalada Taleex ayaa waxaa Arintaasi Siwayn uga ...
Khatumo Dhegeyso : Wasiirka Amniga Khaatumo Oo Sheegay In ay Taleex Ku Hareeraysanyihiin (Maqal)
- Apr 16, 2014
Waxaa Goordhawayd Saxaafada La hadlay Masuuliyiinta Maamulka Khaatumo Kuwaas oo Ka hadlay Xaalada Colaadeed ...
Daawo Sawirada : Shil Naxtin leh oo dad badan ku dhinteen oo maanta ka dhacay Duleedka Muqdisho
- Apr 15, 2014
Waxaa Manata Duleedka Magaalada Muqdisho ka dhacay Shil baabuur oo ay dad badan ku ...
xo Deg deg, Dagaal Qadhaadh Oo ka Socda Goob Lagu Magacaabo Cawshaan Oo 20 km U jirta Taleex
- Apr 15, 2014
Waxaa haatan dagaal qadhaadh ka qarxay goobta lagu magacaabo Cawshaan oo u jirta magaalad ...