Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO+SAWIR:-Madaxda Khaatumo Iyo Madxda Jubaland Oo Nairobi Ku Kulmay

Madaxweynaha dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland State mudane Axmed Maxamed Islaam{Axmed Madoobe} iyo wufuudii Khaatumo State ee uu hogaaminayey madaxweyneMohamed Yuusuf Jaamac ayaa ku kulmay magaalada Nairobi, kulankan oo ahaa qado sharaf uu so agaasimey maamulka Jubbaland ayaa labada dhinaci uga wada hadleen arimo badan oo muhiim u ah shacabka Soomaaliyeed iyo kan labada maamul ee Walaalaha ah.

Madaxda Khaatumo State oo goobta ka hadlay ayaa u cadeeyey dhigooda Juballand State inay taageersan yihiin isla markaana u arkan danta umadda Jubbaland inay ku jirto inay adkeeyaan midnimadooda, walalanimadooda iyo guud ahaan isku xidhnaantooda, si ay u horumariyaan deegaanadooda.

Dr. Xildhibaan Ali Khaliif Galaydh ayaa asaguna talooyin muhiim ah siiyey madaxweyne Axmed madoobe, isla markaana waxaa uu ku nuux nuuxsaday sida loogu baahan yahay in nabada iyo horumarka Jubbaland lagu tuun tuunsado, asagoo sheegay inay dhankooda taageersan yihiin isla markaana aqoonsan yihiin Jubbaland iyo madaxweyne Axmed Maxamed Islaam.

Madaxweyne Ahmed Madoobe ayaa cadeeyey in maamulkoodu u taagan yahay nabad, cadaalad iyo wax wada qaybsi, asagoo sheegay inay jiraan mu’aamaradu dadka deegaanka wada leh loo maleegayo balse ay inta karaankooda ah iska ilaalinayaan shirqoolada. Wuxuuna dhankiisa sheegay inay si buuxda u aqoonsan yihiin una taageesan yihiin maamulka walaladood ah ee Khaatumo State.

Dr. Cusmaan Badawi ayaa dhankiisa ka hadlay baahida midnimadaumadda Soomaaliyeed iyo ta  dadka wada dhashay ee ka soojeeda Qoomiyadda Daarood in la mideeyo, isla markaana ay ka jawaabaan cabashooyinka reer Khaatumo ay tirsanayaan, taasoo Waftigii Jubbaland si weyn ugu riyaaqeen.

Pro. Gaandi wasiirkii hore ee gaashaandhiga ayaa sheegay inay diyaar la yihiin midnimada iyo is fahamsiinta beelaha Soomaaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed.

Ugu danbeyntii shirkan oo ahaa mid aad u dheeraa ayaa lagu heshiiyey in lagu dedaalo laga wada shaqayo la iska kaashado degenaashaha nabad gelyada iyo Midnimada Soomaai guud ahaan, gaar ahaan la isku ururiyo beelaha wada dhashay ee Daarood Ismaaciil oo hada ah beesha keliya ee sida dhabta ah aan isug duubnayn, waxaana la isku afgartay arimihii laga wada hadlay oo dhamaantood muhiim ahaa.

Waa markii ugu horaysay ee ay kulmaan madaxda Khaatumo State iyo Jubbaland State tan iyo markii lagu dhawaaqay maamulka Jubbaland mudo laba bilood ka hor ah.

Suleiman Xaashi Dheere

Xaashidheere1@yahoo.com

Nairobi,Kenya.

Daawo sawirada

DSC05106DSC05107DSC05108DSC05109DSC05110DSC05111DSC05112DSC05113DSC05114 DSC05116

Daldoon8@hotmail.com

Wararka

cc (video)Prof: Galaydh Iyo Dr: Cali Ciise oo Niyad Jab Ku Riday Jabhada Isaaq, Kana Hadlay Sida Loo Tirtirayo bulshada SSC
- Apr 16, 2014
Kadib duulaankii Maamulka Beesha  Isaaq ku Qaaday magaalada Taleex ayaa waxaa Arintaasi Siwayn uga ...
Khatumo Dhegeyso : Wasiirka Amniga Khaatumo Oo Sheegay In ay Taleex Ku Hareeraysanyihiin (Maqal)
- Apr 16, 2014
Waxaa Goordhawayd Saxaafada La hadlay Masuuliyiinta Maamulka Khaatumo Kuwaas oo Ka hadlay Xaalada Colaadeed ...
Daawo Sawirada : Shil Naxtin leh oo dad badan ku dhinteen oo maanta ka dhacay Duleedka Muqdisho
- Apr 15, 2014
Waxaa Manata Duleedka Magaalada Muqdisho ka dhacay Shil baabuur oo ay dad badan ku ...
xo Deg deg, Dagaal Qadhaadh Oo ka Socda Goob Lagu Magacaabo Cawshaan Oo 20 km U jirta Taleex
- Apr 15, 2014
Waxaa haatan dagaal qadhaadh ka qarxay goobta lagu magacaabo Cawshaan oo u jirta magaalad ...
dd Degdeg Dhegeyso : Al-shabaab Oo Warculus Kasoo Saartay Dhibaatada Soomaalida ee Kenya (Maqal)
- Apr 15, 2014
Afhayeenka Kooxda Alshabaab Cali dheere oo waraysi Bixiyey ayaa si kulul uga hadlay raafka ...
bare Dhageyso:- Wareysi Xasaasi ah Barre Hiiraale iyo Cabdi Cigaal waa diideen inay soo xaroodaan, Abdiweli Xildhibaanadii Mareexaan ayuu Mudug iyo Gedo u kala qaybiyay
- Apr 15, 2014
Safar dhaliil badan ka timid uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ku ...
download (7) (Vedio) Maamulka Khaatumo Oo Xidhiidh La Sameeyay Maamuladda Dalka Iyo Wasaaradda Arimaha Dibadda Ingiriiska
- Apr 14, 2014
Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf jaamac indhasheel ayaa ka warbixiyay waxyaabihii u soo qabsoomay ...
10 (Vedio) Madaxweyne Indha-sheel Oo Sheegay In Shirka Boocame uu xoojinayo Shirweynaha khaatumo3
- Apr 14, 2014
Madaxweynaha maamulka khaatumo maxamed yuusuf jaamac indhasheel ayaa ka hadlay shirka isimada dhaqanka khaatumo ...
CAB Dhegeyso : Rw Somalia Oo Khatar Ammaan Ku Sugan Iyo Al-shabaab Oo Weerartay Hooyga uu Deganyahay (Maqal)
- Apr 14, 2014
Ciidamo katirsan Al Shabaab ayaa waxay xalay weerar ku qaadeen guri uu ka deggan ...
download (6) Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Cadeeyay Inuusan Ka Soo Qeyb Gali Doonin Shirweynaha Khaatumo Ee Taleex Iyo Kan Boocame
- Apr 14, 2014
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo kamid ah isimadda dhaqanka khaatumo islamarkaana ku sugan caasimadda ...